Somali

Naga caawi in khatarta cudur is qaadsiinta la yareeyo gaadiidka dadweynaha dhexdiisa

• Ixtiraam muujiya, masaafana isu jirsada.
• Ka fogaw in aad safartid waqtiga saxmadda badan.
• Gaadiidka dushiisu ma ciriiri baa? Haddii ay suurta gal tahay qaado gaadiidkaas kan ku xiga.
• Baaskiil qaado ama lugey haddii ay suurta gal tahay.
• Guriga joog haddii aad xanuunsantihid ama aad wajac dareemeysid.

Waad ku mahadsantahay in aad gacan ka geysaneysid gaadiid dadweyne oo aamin ah.

Vi använder cookies för att förbättra din kundupplevelse. Om Cookies